Warbixin, sanad dugsiyeedka 2025-2026
WARBIXIN : Maamulaha Burhan Garasow ayaa ka hadlay xaalada waxbarashada halka uu marayo sanad dugsiyeedkaan 2025-2026 Maamulaha ayaa bogaadiyey dhammaan hawl wadeenada Dugsiga hoose, dhexe iyo sare ee Dalsan kuwaasoo soo qabtay shaqooyin faro badan. Maamulaha waxaa kale oo uu sheegay in La soo gebo gebeen doono dhammaan tartamada dugsiga ka socday sanad dugsiyeedka marka […]
Warbixin, sanad dugsiyeedka 2025-2026 Read More »

